Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tirada xildhibaanada saaka la doortay +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Tirada xildhibaanada saaka la doortay +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdilaahi Cabdi Maxamed ayaa saaka loo doortay in xubnimada baarlamaanka 11 gaar ahaan Golaha Shacabka doorasho ka dhacday dugsiga tababarada ciidanka booliiska ee Janaraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Cabdilaahi Cabdi Maxamed oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay #HOP264 doorasho saaka ka dhacday magaalada Muqdisho

Murashax Cabdilaahi ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP264 isagoo heley 85 cod oo gacan taag ah ka dib markii ay tanaasushay murashax Sacdiya Maxamed Cabdi, sida uu shaaciyay guddiga maamulka doorashooyinka gobolada waqooyi ee dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale, ciidanka ammaanka ayaa si ka duwan sidii hore u sugay saaka amniga doorashada, waxaa gebi ahaamba la xirey waddooyinka soo galay ama ka ag dhow xarunta doorashada ka socoto Iskula Buluusiya ee magaalada Muqdisho.

Tani ayaa ka dambeysay markii todobaadkii hore naftii halige ka tirsan argagaxisada Alshabaab uu beegsaday gaari ay la socdeen ergada ka qeybgalaysa doorashada ka socota magaalada Muqdisho oo lagu dooranayo xildhibaanada gobolada waqooyi ee dalka.

Previous Post

Mahad Salaad iyo musharixiin kale oo qaatay shahaadooyinka musharaxnimo “SAWIRRO”

Next Post

Mahad Salaad oo marka loo doortay xubnimada Golaha Shacabka +Sawirro

Next Post
Mahad Salaad oo marka loo doortay xubnimada Golaha Shacabka +Sawirro

Mahad Salaad oo marka loo doortay xubnimada Golaha Shacabka +Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In