Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga oo ku dhawaaqay hawlgallo milatari oo ay ka fulin doonaan waqooyiga Suuriya

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Turkiga oo ku dhawaaqay hawlgallo milatari oo ay ka fulin doonaan waqooyiga Suuriya

In this frame grab from video taken on Sunday, Feb. 2, 2020, a Turkey Armed Forces convoy is seen at the northern town of Sarmada, in Idlib province, Syria. A large Turkish military convoy moved into the rebel-held areas of northwest Syria on Sunday, witnesses on the ground said, adding it appeared to be heading towards the south of Idlib province. (AP Photo/APTN)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka madaxtooyada Turkiga Ibrahim Kalin, ayaa xaqiijiyay maanta oo Arbaco ah, in ay suurtagal tahay in howlgalka milatari dalkiisa uu ka fuliyo waqooyiga Suuriya, si looga hortago khatarta amni ee halkaas ka soo wajaheeysa  Turkiga.

Afhayeenka madaxtooyada Turkiga  oo la hadlayayTelefishanka TRT ayaa yiri: ” Cidna ma waydiisan doono ogolaasho si Ciidamadeenu ay hawlgallo milatari ugu fuliyaan waqooyiga Suuriya, suura galna ma ahan inaan sheegno taariikhda ay Ciidamadeenu fulinayaan Weerarka.”

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Mevlut Cavusoglu, ayaa dhankiisa khamiistii la soo dhaafay sheegay in Turkigu uusan cidna ogolaasho waydiisan waqtigii uu hawlgalka milatari ka bilaabayay Suuriya.

” Anaga iyo dereskeena Waan is dhaafsan karnaa fikradaha lagu wajahaya dagaalada ka dhanka ah falaagada, laakiin ma weydiisan doono ogolaansho ku saabsan howlgalladeena militari ee ka dhanka ah argagixisada” sidaas waxaa horay u yiri Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga.

Tan iyo sanadkii 2016-kii, Turkiga ayaa saddex jeer hawlgallo millatari ka fuliyay Xuduudda uu dhanka  koonfureed kala wadaago Suuriya, kuwaas oo uu ku bartilmaameedsanayay kooxaha Kurdiyiinta iyo Maleeshiyaad kale oo Hubeeysan.

Previous Post

Saraakiisha amniga oo howlgallo ka dhan ah argagixisada ka bilaabay Muqdisho

Next Post

Laftagareen oo madaxtooyada Ku soodhaweeyay wafdi ka socday UN-ka

Next Post
Laftagareen oo madaxtooyada Ku soodhaweeyay wafdi ka socday UN-ka

Laftagareen oo madaxtooyada Ku soodhaweeyay wafdi ka socday UN-ka

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In