Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalad Baydhabo Oo Laga Furay Tababar Ku Saabsan Xog arruurin Caafimaad “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Magaalad Baydhabo Oo Laga Furay Tababar Ku Saabsan Xog arruurin Caafimaad “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Cali Dogey,ayaa maanta Magaalada Baydhabo ka daah furey Tababar ku saabsan xog-uruuriyaasha sahanka Xarumaha Caafimaadka Gobolka Baay.

Waxaana furitaanka tababarka ka soo qeybgaley qaar ka mid ah Agaasime waaxeedyada kala duwan ee Wasaaradda Caafimaadka, Iskuduwaha Caafimaadka Gobolka Baay iyo mas’uuliyiin ka socotay Hay’adaha WHO iyo UNICEF oo tababarkan fududeynaayay.

Related posts

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026

Sahanka Caafimaadka Guud, ayaa ah qorshe lagu ogaanaayo awoodda iyo adeegyada ay bixiyaan xarumaha Caafimaadka ee ku yaala Deegaanada Dowlad GobaleedkaKoonfur-galbeed Galbeed Soomaaliya.

Aadan Cabdiraxmaan Axmed Agaasimaha waaxda qorsheynta iyo siyaasada Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur-galbeed Galbeed Soomaaliya, ayaa faahfaahiyay ujeedada tababarkan.

” Waxaynu ugu talagalnay Tababarkaan,Shaqaalaha Caafimaadka,Si aan u oggaano Sida loogu addeego Bulshada ku dhaqan Bay” Ayuu yiri Aadan Cabdiraxmaan Axmed Agaasimaha waaxda qorsheynta.

Farax Cabdi Nuur oo ka mid ah madaxda Hay’adda WHO Ayaa yiri ” Waxaynu muhiim u aragnay inaan Bixino tabarkaan,waayo si loo helo xaogta tahay i Xogta Xarumaha Caafimaadka deeganada Dowlad Gobaleedka Koonfur-galbeed Galbeed Soomaaliya”. Faarax Cabdi Nuur

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Cali Dogey Ayaa yiri “Waxaan idiin rajaynaa inaad ka faa’iidaysataan Tababrkaan muhiimka ah ”

Previous Post

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Oo Kulan La Qaatay Safiirka Maraykanka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Ka Tacsiyeeyay Qaraxii Ka Dhacay Baladweyne 

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Ka Tacsiyeeyay Qaraxii Ka Dhacay Baladweyne 

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Ka Tacsiyeeyay Qaraxii Ka Dhacay Baladweyne 

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In