Saturday, September 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga dalka oo dilay 50-katirsan Maleeshiyada Al-shabaab

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga dalka oo dilay 50-katirsan Maleeshiyada Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan ku dilay  50 ka tirsan maleeshiyaadka dhagar qabayaasha nabadiidka Al-shabaab, kadib markii ay isku dayeen inay weerar ku qaadaan farrisima ay Ciidamada ku lahayeen degaanka.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in argagixisada jab xoogan lagu gaarsiiyay dagaalkii halkaasi ka dhacay, islamarkaasna laga dilay 50 dhagar qabe.

Related posts

Wasaaradda Amniga Galmudug oo qabatay tababar ku saabsan xoojinta wada-shaqeynta Booliska iyo Bulshada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo qabatay tababar ku saabsan xoojinta wada-shaqeynta Booliska iyo Bulshada

September 19, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026

Taliyaha ayaa intaasi ku daray in Ciidanka Xoogga Dalka ay sii baacsnayaan firxadka maleshiyaadka dagaalka saakay lagu jabiyay.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyed ee dalka Nethetland

Next Post

Wasaaradda deegaanka Galmudug oo agaasintay kulan muhiim ah

Next Post
Wasaaradda deegaanka Galmudug oo agaasintay kulan muhiim ah

Wasaaradda deegaanka Galmudug oo agaasintay kulan muhiim ah

Wasaaradda Amniga Galmudug oo qabatay tababar ku saabsan xoojinta wada-shaqeynta Booliska iyo Bulshada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo qabatay tababar ku saabsan xoojinta wada-shaqeynta Booliska iyo Bulshada

September 19, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa qabatay tababar ku saabsan xoojinta wada-shaqeynta Booliska iyo Bulshada iyo kor-u-qaadista doorka Booliska ee adeegga bulshada....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In