Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Ciidamada Israa’iil oo gudaha u galay magaalada Nablus

caqiil by caqiil
4 years ago
in Caalamka, Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daraasiin ka mid ah gawaarida dagaalka ciidamada Israa’iil ayaa gudaha u galay magaalada Nablus ee daanta galbeed, maanta oo Arbaco ah.

Dad Goob joogayaal ah ayaa ku waramay in markii magaalada ay galeen Ciidamada Israa’iil laga maqlay qaraxyo iyo dhawaqa rasaas ay is weydaarsanayeen Kooxaha Falastiiniyiinta iyo Ciidamadii Xoogga ku soo galay magaalada, sidokale wakiilka Muuqbaahiyaha  Al-jazeera, ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil ay isku gadaameen dhisma ku yaalla xaafadda Al-Yasmina ee magaalada Nablus, waxaana halkaasi ka dhacay iska horimaad dhex maray ciidamada magaalada soo galay iyo kuwa wax iska caabinta falastiiniyiinta.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026

Ciidamada Israa’iil, ayaa bilahii ugu danbeeyay bilaabay Olole ay ku qabqabanayaan dhallinyarada Reer Falastiin, waxayna horay tiro dhallinyara ah ugu soo qabqabteen magaalooyinka Nablus, Jerusalam, Ramallah, Beytlaxam iyo Xebroon ee daanta galbeed.

Tan iyo bilowgii sanadkan, tirada dadka Falastiiniyiinta ah ee ay dileen Ciidamada Israa’iil waxay gaartay 215 qof, kuwaasi 159 ka mid ah ay ka soo jeedaan Daanta Galbeed, halka 52 ruurna la sheegay inay ka soo jeedaan Marinka Gaza.

Previous Post

Ergeyga Madaxweynaha JFS u qaabilsan gurmadka Abaaraha oo ka qeyb galay shir looga hadlayay Abaaraha

Next Post

Wasiirka Difaaca Ee Soomaaliya Oo La Kulmay Taliyaha Ciidanka Milatariga Dalka Ethiopia 

Next Post

Wasiirka Difaaca Ee Soomaaliya Oo La Kulmay Taliyaha Ciidanka Milatariga Dalka Ethiopia 

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In