Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta oo kulan la qaatay Safiirka Qatar

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta oo kulan la qaatay Safiirka Qatar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

GuGuddoomiyaha adda Maareynta musiibooyinka Qaran Mudane Mahamoud Moallim Abdulle,ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar danjiraha Abdullah bin Salem Al Nuaimi.

Kulankan oo ka dhacay xarunta safaaarada dowladda Qatar ee muqdisho ayaa waxaa looga hadlay doorka dowlada aan walaalaha nahay ee Qatar la tacaalida arrimaha abaaraha, Gargaarka iyo Mashaariicda Hormineed ee dalka ka wadaan sidii loo laba jibaari lahaa garab istaag shacabka Soomaaliyeed, Sidoo kale Hay’adda Sodma ayaa dowladda Qatar iyo Safiirka ka dalbatay in ay ka Caawiyaan Hay’adda Hormarinta Xarunteed Gurmadka Degeg oo ah xarun ka shaqeeysa Xaaladaha guud ee Gurmadka Deg dega ah ee dalka ka jira, una noqon laheed mid la jaan qaada Xarumaha Gurmadka Degeg kale ee Geeska Afriga.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

Dowladda Qatar iyo Hay’addaheeda ka shaqeeyo arrimaha binaadanimada ayaa mudo dheer ka shaqeynayay gudaha dalkeena ayagoo dadaal badan geliyay la tacaalida arrimaha abaaraha, sidoo kale fuliyay mashaariic horumarineed.

Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya danjiraha Abdullah bin Salem Al Nuaimi, ayaa sheegay Xiriirka ka dhaxeeya Dowladaha Qatar iyo Soomaaliya uu yahay mid wanaagsan oo soo jireen ah, sidoo kalan xusay in Dowlada Qatar marwalba Dalka Soomaaliya kala qayb qaadan doonto xaaladaha adag ee Binaadanimo ay dalka jirto.

Ugu danbeeyn Gudoomiyaha SoDMA Muadane Mahamoud Moallim Abdulle ayaa dowlada Qatar kaga mahadceliyay garab istaag shacabka Soomaaliyeed, waxaa uuna ka codsaday in ay sii wadaan dadaalkooda iyo garab istaagooda maadama ay dalka jirto xaalad adag oo binaadanimo.

Previous Post

PM Hamza Abdi Barre launches Ministry of Education’s teacher hiring exam

Next Post

Golaha shacabka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa 

Next Post
Golaha shacabka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa 

Golaha shacabka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa 

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In