Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Moscow oo samaynaysay hab ay hubka Nukliyeerka ku adeegsanayso.

Ikraan Maxamed by Ikraan Maxamed
4 years ago
in Wararka
0
Moscow oo samaynaysay hab ay hubka Nukliyeerka ku adeegsanayso.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Wakaaladda wararka Ruushka oo soo xiganaysa majalad xiriir la leh wasaaradda gaashaandhigga Ruushka, ayaa sheegtay maanta oo Khamiis ah, in Xukuumadda Moscow ay samaynayso istaraatiijiyad ay hubka Nukliyeerka ah ugu adeegsanaysa, si dalka looga ilaaliyo weerar kasta oo suurta galka ah oo Maraykanka kaga yimaado.
Sida lagu xusay Maqaalka, khubarada Ruushka ayaa ku howlan horumarinta istiraatijiyada hubka Nukliyeerka, sidookale waxaa la tilmaamay in Moscow ay damacsantahay in Maraykanka ay tusto in uusan curyaamin karin nidaamka Gantaallada Nukliyeerka Ruushka.
Warkan oo lagu daabacay majaladda “Fikradda Millatari” ayaa lagu sheegay in Washington ay ka walaacsan tahay halista Ruushaka uu ku haayo adduunka, ayna qorsheynayaan sidii looga hortagi lahaa.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray dalka Masar “SAWIRRO”

Next Post

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Isgaarsiinta Mobile World Congress oo ka furmay dalka Spain.

Next Post
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Isgaarsiinta Mobile World Congress oo ka furmay dalka Spain.

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Isgaarsiinta Mobile World Congress oo ka furmay dalka Spain.

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In