Monday, July 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay hantidhawrayaasha D.Gobaleedyada

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay hantidhawrayaasha D.Gobaleedyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale,ayaa maanta kulan isbarasho ah aaladda fogaan-aragga kula qaatay Hantidhawrayaasha Dowlad Goboleedyada Jubaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland.

Hantidhawrada Guud ee heer Federaalka iyo dowlad goboleed,ayaa intii uu kulanku socday waxay isku waydaarsadeen xog dulmar ah oo ku aaddan howlihii iskaashiga iyo taageerada ku qotomay ee soo socday mudaddii la soo dhaafay.

Related posts

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo howlo shaqo u jooga Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo howlo shaqo u jooga Mareykanka

July 5, 2026
Hogaamiye Sheekh Aadan oo Madaxda Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle, Waqooyi Bari iyo Gobalka Benaadir ku soo dhaweeyay Baydhabo

Hogaamiye Sheekh Aadan oo Madaxda Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle, Waqooyi Bari iyo Gobalka Benaadir ku soo dhaweeyay Baydhabo

July 5, 2026

Hantidhawrada Guud ee heer Federaalka,ayaa tilmaamay heerka wanaagsan oo uu soo gaaray iskaashiga, iyaga hoosta ka xarriiqay in loo baahanyahay in la sii dardargaliyo iyada oo xoogga la saarayo taageero mug leh oo ay helaan Xafiisyada Hantidhawrada Guud ee heer dowlad goboleed.

Hantidhawraha Guud ee Qaranka ayaa isbarashada ka dib muujiyay sida ay uga go’antahay inuu sii dhaqaajiyo xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeyay xafiisyada kala duwan, gaar ahaan dhinacyada aqoon-kororsiga, tababbarada kobcinta xirfadda hawlwadeennada iyo in Xafiiska Hantidhawrka Guud uu sii wado in uu u qareemo in bahwadaagta caalamiga ay horumarka ka taageeraan xafiisyada heer dowlad goboleed.

Previous Post

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS oo ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka

Next Post

Somali President Speaks at UN Conference on Least Developed Countries in Doha

Next Post
Somali President Speaks at UN Conference on Least Developed Countries in Doha

Somali President Speaks at UN Conference on Least Developed Countries in Doha

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo howlo shaqo u jooga Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo howlo shaqo u jooga Mareykanka

July 5, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Seattle ee...

Hogaamiye Sheekh Aadan oo Madaxda Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle, Waqooyi Bari iyo Gobalka Benaadir ku soo dhaweeyay Baydhabo

Hogaamiye Sheekh Aadan oo Madaxda Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle, Waqooyi Bari iyo Gobalka Benaadir ku soo dhaweeyay Baydhabo

July 5, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ku soo dhoweeyey wufuud...

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo si diiran loogu soo dhoweeyay Baydhabo

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo si diiran loogu soo dhoweeyay Baydhabo

July 5, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), iyo wefdi heer sare ah oo uu...

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo

July 5, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In