Thursday, May 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay guddiga dib-u-eegista Dastuurka KMG “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay guddiga dib-u-eegista Dastuurka KMG “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, ???????????????????????? ???????????????? ???????????????????????????????? ???????????????????????????????? oo uu wehliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 23-aad.

???????????????????????????????? kulanka ayaa ahaa:

Related posts

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026

1. ansixinta Xubnaha Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.

2. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka Dhowrist Xogta.

3. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka Socdaalka Soomaaliya.

4. Akhrinta Labaad ee Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada.

Ugu horrayn Sanatarada Aqalka Sare, ayaa guda galay ansixinta Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Dastuurka oo uu golaha u soo gudbiyay Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, kana codsaday in ay codka kalsoonida siiyaan, waxaana cod la geliyay kadibna lagu meel mariyay xubnihii Guddiga oo ay codka kalsoonida siiyeen soddon Sanatar ee kulanka maanta soo xaadirtay.

Intaas kadib ayaa laguda galay ajandayaasha kale ee kulanka, waxaana Golaha akhrinta 1-aad marsiiyay ???????????????????????????????? ???????????????????????????????? ???????????????????? Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Jaamac Xasan Khaliif, halka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Maxamed Cali Xagaa uu isna akhrinta koowaad marsiiyay ???????????????????????????????? ???????????????????????????????????? ????????????????????????????????????????.

Ugu dambayn Sanatarrada Aqalka Sare ayaa dood dheer ka yeeshay sharciga La-dagaalanka Argagixisada, oo akhrintiisa labaad uu Golaha marsiiyay Senator Adam Abdinasir Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare.









Previous Post

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo furay shirka Iskuduwida howlaha Caafimaadka 

Next Post

National Education Conference opens in Mogadishu

Next Post
National Education Conference opens in Mogadishu

National Education Conference opens in Mogadishu

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

May 19, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

May 19, 2026
0

Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In