Kulankan oo ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay Maareeyaha HIQ, Md. Mustafa Yaasiin Sheekh, Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, Dr Cali Yaasiin Wardheere, Agaasimeha Xarunta Warbixinadda Maaliyadda, Aamina Maxamed Cali iyo Madax ka socotay Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Adeegyada Lacagaha Mobile-da.
Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...











