Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Israa’iil oo duqeymo la beegsatay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Xalab

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Israa’iil oo duqeymo la beegsatay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Xalab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudaha Gegida dayuuradaha ee magaalada Xalab, ee dhaca waqooyi-galbeed ee Suuriya, ayaa barqanimadii maanta waxaa laga maqlay diryanka dhawr Madfac oo is xig xiga.

Wararka ayaa sheegaya in duqeyntan ay Ciidamada Israa’iil la beegsadeen Garoonka caalamiga ah ee magaalada Xalab, wararka ayaa intaa ku daraya in gudaha Garoonka ay ku dhaceen illaa Afar Gantaal oo sida la sheegay kaga yimid  dhanka galbeed.

Related posts

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026

Duqeyntan ayaa ku soo beegmeysa laba toddobaad kadib markii weerar Madafiic ah lagu qaaday isla Garoonkan, duqeyntaasi oo sababtay burbur agab uu lahaa Garoonka.

Israa’iil ayaa dhowr jeer duqeymo kala duwan la beegsatay Garoonka Xalab, taasi oo keentay in Garoonkan uu si joogta ah u sheqeyn waayo.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Amiirka magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse “Waxaa naga go’an in aan la noolaano bulshadeenna, aanna ka jawaabno su’aalahooda”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse “Waxaa naga go’an in aan la noolaano bulshadeenna, aanna ka jawaabno su’aalahooda”

Ra’iisul Wasaare Xamse “Waxaa naga go’an in aan la noolaano bulshadeenna, aanna ka jawaabno su’aalahooda”

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

July 28, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

July 28, 2026
0

Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In