Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray hannaan shaqaalaha caafimaadka xog sax ku heli karaan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray hannaan shaqaalaha caafimaadka xog sax ku heli karaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafmaadka iyo daryeelka bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa daahfuray xafladda Aladda U Report oo macnaheedu yahay ‘’Codkaaga kor uqaad’’ kaas oo ah hab sahlaya in si fudud lagu soo gudbiyo fariimaha muhiimka ah ee ka imaanaya bulshada qeybaheeda kala duwan, awoodna usiinaya shaqaalaha wacyi gellinta in ay helaan soona gudbiyaan xog sax ah.

Munaasabadda waxaa  hadal ka jeediyey qaar ka mid ah bahda  Wasaaradda Caafmadka, xubno ka socday He’yadda Unicef, xubno ka socdey Maammulka Gobalka banaadir iyo Ururka Cilmi baarista  Soomaaliyeed.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Daahfurka U Report ayaa looga hadlay muhiimadda ugu weyn oo ah in sare loo qaado doorka bulshada ee la xariira ka qaybgalka adeegga loo qabto iyo in la xoojiyo aqoonta la xariirta isticmaalka U-Report, si loo helo xog laysku halayn karo go’aan sax ahna lagu qaadan karo.

Daahfurka waxaa sidoo kale diiradda lagu saarey in xoogga la saaro sare u qaadida aaladda  fulinta U Report, iyadoo ugu dambeyna Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan uu soo xirey xafladda daahfurka Aaladdaa  U Report.

Previous Post

Kulanka Baarlamaanka JFS oo looga dooday wax ka badalka Dastuurka KMG ah 

Next Post

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Kismaayo “SAWIRRO”

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Kismaayo "SAWIRRO"

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In