Tuesday, June 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Deegaanka XFS oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha deegaannada ku dhow wabiyada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Deegaanka XFS oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha deegaannada ku dhow wabiyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay roobabka ka daโ€™ayo Dalka, xili laga digayo inay fatahaado ku dhuftaan deegaannada ku dhow wabiyada dalka.

Roobab dhexdhexaad ah una dhexeeya ๐Ÿ“๐ŸŽ ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐ฆ๐ฆ ayaa laga filayaa in ay ka daโ€™aan goobaha kala ah:

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

๐Ÿ. ๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐:- Baraawe, Kuntowarey iyo Sablaale.

๐Ÿ. ๐‰๐ฎ๐›b๐š๐ฅ๐š๐ง๐:- Badhaadhe, Buโ€™aale, Baardheere iyo Jamaame.

๐Ÿ‘. ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ž๐ฅ๐ž:-ย  Beledweyne, Bula-burte iyo Jowhar.

Dhanka Heer-Kulka Gobalada Dhexe ayaa ahaan doonaย  ๐Ÿ‘๐Ÿ-๐Ÿ‘๐Ÿ“ยฐ๐‚ halka Gobalada kaleย  Heerkul ahaan doono ๐Ÿ๐Ÿ•-๐Ÿ‘๐ŸŽยฐ๐‚

Previous Post

Wasiir Biixi oo ka qeyb-galay Fadhiga 33-aad ee Wasiirada Maaliyadda Jaamacadda Carabta

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Warbaahinta kala hadlay xoojinta xiriirka dowladda iyo dadweynaha

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Warbaahinta kala hadlay xoojinta xiriirka dowladda iyo dadweynaha

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Warbaahinta kala hadlay xoojinta xiriirka dowladda iyo dadweynaha

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA โ€ข Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. โ€ข Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho โ€“ Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025โ€“2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In