Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Horumarinta Beeraha oo lagu qabtay Jowhar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shirka Horumarinta Beeraha oo lagu qabtay Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa guddoomiyey shir magaalada Jowhar uga furmay Wasiirada Beeraha dowlad Gobaleedyada dalka, kaas oo jeedkiisu ahaa Socdaalka xoojinta tacbashada Beeraha iyo la qabsiga isbedelka cimilada 2024.

Sidoo kale Wasiir Maareeye iyo Wasiirada kale ee dowlad goboleedyada ayaa la kulmay Iskaashatoyinka Beeralayda, iyagoo la wadaagay Siyaasadda Qaran ee Iskaashatooyinka Beeraha, Siyaasadda qaran ee Fidinta Beeraha, Howlaha Hortabinta u leh Dowladda ee dhanka Beeraha iyo sida ay Wasaaradda Beeraha uga go’antahay caawinta iyo garab istaagga beeraleyda Soomaaliyeed.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Dhinaca masuuliyiintaan ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo muhiim u ah Wax-soo saarka dalka iyo Beero ku yaal banaanka magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Previous Post

Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Awqaafta Galmudug oo booqday furimaha Ciidanka

Next Post

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Wasiirada Beeraha Dowlad Gobaleedyada

Next Post
Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Wasiirada Beeraha Dowlad Gobaleedyada

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Wasiirada Beeraha Dowlad Gobaleedyada

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In