Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Indonesia oo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Indonesia oo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Indonesia Danjire Dr. Faysal Axmed Salad ayaa laga guddoomay warqadaha aqoonsiga munaasabad ka dhacday Madaxtooyada Dalka Indonesia.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Indonesia Mudane Prabowo oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Sugiono ayaa si rasmi ah warqadaha uga guddoomay Danjire Dr. Faysal Axmed Salaad, uguna hambalyeeyay inuu noqday Danjiraha ugu horreeyay ee la aqbalo muddo usbuuc ka yar oo uu joogay wadanka taasoo ka dhigan muhiimadda Xiriirka Diblomaasiyadeed ee labada Dowlad ee Soomaaliya iyo Indonesia.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Danjire Dr. Faysal Axmed Salaad ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha iyo Dawladda Indonesia soo dhaweynta heerka sare leh ee loo fidiyay, islamarkaana Madaxweynaha iyo kan Shacbiga Soomaaliyeed ka salaan diiraan ka gaarsiiyay Madaxweynaha, ballan qaadayna inuu ka shaqeyn doono sare u qaadista xiriirka labada wadan.

Previous Post

Maxamuud Macallin oo Kenya ka daah-furay Mashruuc ay ku baxayso lacag $40 Milyan ah

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo la Kulmay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Afrika ee Dawladda Ingiriiska

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo la Kulmay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Afrika ee Dawladda Ingiriiska

Wasiirka Gaashaandhigga oo la Kulmay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Afrika ee Dawladda Ingiriiska

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In