Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Afhayeenka Guddiyada Doorashooyinka oo ka hadlay habraacyada ay soo saareen Guddiga Doorashada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Afhayeenka Guddiyada Doorashooyinka oo ka hadlay habraacyada ay soo saareen Guddiga Doorashada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay habraacyada ay soo saareen Guddiga  Hirgalinta  Doorashada Soomaaliya ee ku saabsan Golaha Shacabka.

Afhayeenka Guddiyada doorashooyinka Axmed Aadan Dagaal Safiina oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in habraaca uu ka hadlayo cidda ergada soo xuleyso oo ah madax dhaqameedka beesha, Golaha shacabku, shacabka ayaa iska leh, waa ergooyinka shacabka.

Related posts

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026

Mudane Axmed Safiina ayaa xusay in habraacyada ay sidoo kale ka hadlayaan sharuucda looga baahanyahay qofka murashaxa ah in uu soo maro, oo ah halka uu lacagta ku shubayo, goobta uu ka soo qaadanayo warqadda dambi la’aanta CID, iyo sida ay u dhaceyso doorashada.

Afhayeenka Guddiyada doorashooyinka Axmed Aadan Dagaal ayaa sheegay in etgadii ka qeybgasha hal doorasho oo Golaha Shacabka ah aysan markale ka qeyb qaadan karin doorasho kale.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Masar kula kulmay Sheekha Al Azhar Dr Ahmed “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Qaahira ku booqday Hooyga uu ka deganyahay Madaxweynihii hore ee dalka Cabdiqaasim

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Qaahira ku booqday Hooyga uu ka deganyahay Madaxweynihii hore ee dalka Cabdiqaasim

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Qaahira ku booqday Hooyga uu ka deganyahay Madaxweynihii hore ee dalka Cabdiqaasim

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In