Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud Warfaafinta oo tababar u furay ku dhawaad 40 wariyaal ah

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud Warfaafinta oo tababar u furay ku dhawaad 40 wariyaal ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale, ayaa maanta tababar ku saabsan Ilaha rasmiga ah ee laga helo wararka, mabaadii’da Anshaxa iyo badqabka Suxufiyiinta u furay ku dhawaad 40 Suxufi oo ka howlgala Wasaaradda Warfaafinta iyo Warbaahinta madaxa bannaan.

Agaasimaha oo furitaanka tababarka ka hadlay, ayaa suxufiyiinta ka qeyb galay tababarka kula dardaarmay in ay ka faa’ideystaan muddada uu socda oo dhan saddex maalin, waxa uu xusay in muhiimad gaar ah uu u lee yahay tababarkaan, loona baahan in suxufiyiinta ay dhaqan galiyaan wixii ay ka faa’deyna.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

“Waxa aan jeclahay in aad halkaan ka faa’iideysataan aqoonyahaannada iyo qabiiriinta bixinaysa casharada kala duwan ee Saxaafadeed saddexda cesho ee aad halkaan joogtaan, in aad ku dabaqdaan hay’adihii aad ka timaadeen oo ay idinka muuqato aqoontii aad halkaan kala tagteen, waana ku faraxsanahay tababarkaan ay Wasaaradda qaban qaabisay,” sida uu yiri Agaasime Xayir.

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa inta badan wariyaasha Soomaaliyeed u qabato tababarro kor looggu qaadayo xirfaddooda.

Previous Post

Maxay tahay muhiimadda Soomaaliya ugu jirto kursiga ku xigeenka xoghayaha guud ee IGAD?

Next Post

Somalia’s Decision to Lift the Arms Embargo: Implications for Regional Security and the War on Terror

Next Post
Somalia’s Decision to Lift the Arms Embargo: Implications for Regional Security and the War on Terror

Somalia’s Decision to Lift the Arms Embargo: Implications for Regional Security and the War on Terror

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In