Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akadeemiyadda Cilmiga. Dhaqanka, Fanka iyo Suugaanta oo diyaar garoow ugu jirta xuska maalinta qorista Afka Soomaaliga(Dhageyso+Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Akadeemiyadda Cilmiga. Dhaqanka, Fanka iyo Suugaanta oo diyaar garoow ugu jirta xuska maalinta qorista Afka Soomaaliga(Dhageyso+Sawirro)

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akadeemiyada, Cilmiga, Dhaqanka Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed  ayaa diyaar garoow ballaaran ugu jirta xuska maalinta qorista Afkeenna hooyo, taasoo ku asteysan 21-ka bishan Janayo.

Gudoomiyaha Akadeemiyadaasi C/qaadir Nuur Xuseen  oo saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in mas’uuliyiinta Akameemiyadda ay qaban qaabinayaan qabashada xuska maalinta qorista Afkeenna hooyo, isagoo intaasi raaciyay in Akadeemiyadda ay kaalin wax ku ool ah ka qaadatay hirgelinta iyo erey bixinta qoraalka farta Soomaaliga.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

“21-ki Janayo sanadkii 1973-di ayeey aheyd markii la hirgeliyay farta Soomaaliga, isla maalintaa waxaa soo baxay wargeyski ugu horreeyay ee ku qoran farta Soomaaliga, Akadeemiyada waxaa u muhiima xuska maalintaas oo ah maalin Qaran, waana maalin Akadeemiyada meelgaar ah ugu suntan” Ayuu yiri C/qaadir Nuur Xuseen.

Gudoomiyaha ayaa xusay in Akadeemiyadda ay dadaal ugu jirto sidii xafiisyada dowladda iyo dugsiyada waxbarashada dalka looga isticmaali lahaa farta Soomaaliga.

Halkan hoose ka dhageyso hadalka gudoomiyaha Akadeemiyadda

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/Gudoomiyaha-Akadeemiyada-mudane-Maax.mp3

Previous Post

Dowladda Ethiopia oo xabsiga ka sii deysay hogaamiye mucaarad ah

Next Post

Xubno Beesha caalamka oo uu hogaaminayo Michael Keating oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Next Post
Xubno Beesha caalamka oo uu hogaaminayo Michael Keating oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Xubno Beesha caalamka oo uu hogaaminayo Michael Keating oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In