Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aljeeriya oo sheegtay in ay xiriirka u jartay dhigeeda Marooko

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Aljeeriya oo sheegtay in ay xiriirka u jartay dhigeeda Marooko
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlada Aljeeriya ayaa sheegtay in xiriirkii diblumaasi ay u jartay dalka ay jaarka yihiin ee Marooko oo ay ku eedeeyeen falal ka dhan ah wadankaasi Aljeeriya.

Xiriirka labada wadan ee Carbeed ayaa ahaa mid xun muddooyinkii danbe, waxayna labada dowladooda isku heystaan dhulka loo yaqaano (Galbeedka Sahara).

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Aljeeriya Ramdaani Lamamra, ayaa galinkii danbe ee shalay shaaciyey in ay xiriirka u jareen dhigooda Maroko, walow uu sheegay inay sii furnaan doonaan Safaaradaha labada dowladooda.

Dhinaca  Marooko ayaan weli wax jawaab ah ka bixin go’aankan ka soo baxay wadanka ay jaarka yahiin ee  Aljeeriya.

Xukuumada Aljeeriya ayaa todobaadkii hore ku eedaysay dowlada Marooko inay gacan siiso kooxo argagaxiso ah oo khal khal ku haya amniga Aljeeriya, kooxdaasi oo lagu eedeeyey inay ka danbeysay dabkii la qabad siiyey dhulka kaymaha ah ee wadanka Aljeeriya oo uu khasaaro badan ka dhashay.

Previous Post

Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe oo xakameeyay fatahaadda uu Webiga Shabeelle ka sameeyay Jowhar

Next Post

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Shil ka dhacay Koonfur Afrika

Next Post
Muwaadin Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Shil ka dhacay Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Shil ka dhacay Koonfur Afrika

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In