Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweydaarsi ku saabsan dowlad wanaagga oo Muqdisho ka furmay+sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Aqoon isweydaarsi ku saabsan dowlad wanaagga oo Muqdisho ka furmay+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon isweydaarsigan oo ku saabsan fahamka Hoggaaminta Dowlada Wanaaga oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa maanta magaalada Muqdisho looga furay 50 kamid ah howlwadeenada maamulka Degmada Hodan iyo Dhalinyarada degmadaasi.

Waxaa soo qaban qaabiyay kan ka qeyb qaadanaya dood cilmiyeedkani mas’uuliyiin ka socota hay’adda EISA ee ka shaqeeysa arrimaha doorashooyinka oo fadhigeedu yahay Dalka Koonfur Africa uuna kamid yahay Justin Doua Gore oo Soomaaliya u qaabilsan,mas’uuliyinta maamulka gobolka Banaadir iyo kan degmaad Hodan.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Justin Doua Gore oo EISA  Soomaaliya u qaabilsan ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin sidii bulshada Soomaaliyeed eek u dhaqan caasimadda iyo maamulka gobolka Banaadir ay uag saacidi lahaayeen sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta iyo wacyiga bulshada.

Guddoomiyaha degmada Hodan C/xakiin C/raxmaan Ciise Dhagajuun Ayaa ku booriayay dhalinyaradan degmada in ay ka faaidaystaan dood wadaagani si ay uga helana qibrada iyo aqoon ku saab dowlad wanaaga.

“Ujeedku waa dowlad wanaaga iyo Dimoqraadiyada,waxaan doonaynaa in ay ka faa’idaystaan dhalinyarada degmada Hodan,ma ahan oo kaliya Hodan waxaan rabnaa in dhamaan dhalinyaradu ay ka faa’idaystaan dowlad wanaaga,degmada Hodan waa degmadii labaad ee laga qabanayo aqoon isweydaarsiga”. Ayuu yiri guddoomiye C/xakiin.

C/fataax Cali Xasan Agaasimaah amniga maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay ahmiyadda aqoon isweydaarsigan oo kale uu u leeyahay bulshada.

“Shaqadan haddda maanta aad u fadhisaan waxaa ay qeyb ka tahay shaqooyin uu maamulka gobolka Banaadir uu hoos u soo daadejiyay,degmadii labaad ayaad noqoteen oo barnaamijka ka qeyb qaadata,waxaan rajeynayaa in sababta ay tahay maadaama uu dalku u socdo doorashooyin,maamulka gobolkana doorasho u socdo in hoos loo daa dejiyo,waxaan filayaa in dhalinyarada oo ah cod bixiyaasha ugu weyn ay wax badan ka fahmaan,doorashooyinka maamul wanaaga,waxyaabahaasi oo idil in aad barataan”. Ayuu yiri agaasime C/fataax.

Sawir qaade Maxamed (Feereysane)

 

 

Previous Post

Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka QM u qaabilsan Soomaaliya

Next Post

Somalia’s first ICT exhibition opens in Mogadishu

Next Post
Somalia’s first ICT exhibition opens in Mogadishu

Somalia’s first ICT exhibition opens in Mogadishu

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In