Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda ka qeybgashay Imtixaanka Fasalka Sideedaad ee Xudur oo u mahadceliyay Wasaaradda Waxbarashada XFS +Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Ardayda ka qeybgashay Imtixaanka Fasalka Sideedaad ee Xudur oo u mahadceliyay Wasaaradda Waxbarashada XFS +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardada ka qeybgashay imtixaanka fasalka 8-aad dugsiga dhexe ee degmada xuddur iyo Maamulayaasha,guud ahaan bahda waxbarashada gobolka Bakool ayaa wasaarada waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya uga mahadceliyey nidaamka dowliga ah ee imtixaanka ugu soo dhamaaday.

Imtixaankaan shahaadiga ah oo guud ahaan dalka ka socday ayaa waxaa sanadkaan u fadhiisteen kumanaan kun oo arday ah 11- Luulyo 2020 waxaana uu soo dhammaaday maanta oo taariikhdu tahay 14-Luulyo 2020 soo gabagaboobay iyadoo xuddur ay ka mid tahay degmooyinka imtixaanka loogu qeybgalay.

Related posts

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026

Qaar kamid ah ardayda maanta u soo gabagaboobay imtixaanka dugsiga dhexe ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey inay uga gudbaan fasalka 9-aad ee waxbarashada heerka sare kanan mid noqdaan ardayda kaalmaha hore soo gala.

Maamulayaasha dugsiyada maama Gedia iyo Shodog Luul Maxamed Nuur iyo Daahir Hilowle ayaa ardayda ugu baaqay in waxbarashadooda ay siiwataan.

Masuuliyiinta waxbarashada Gobol iyo Degmada ayaa sheegey in imtixaankii sidii loogu talagalay u qabsoomay wasaaradana ay uga mahadnaqayaan.

“Waxa uu inoogu qabsoomay sidii loogu talagalay Imtixaanka inagoo qaadaneyno sharuucda ay soo diyaarisay wasaaradda waxbarshada xukumadda federaalka Soomaaliyeed,sidoo kale waxa aan u mahadcelineynaa waalidiinta nagala shaqeeyay inay howshaan culus inoo qabsoomto.

Tags: Ardayda ka qeybgashay Imtixaanka Fasalka Sideedaad oo u mahadceliyay Wasaaradda Waxbarashada XFS +Sawirro
Previous Post

Diyaarad U-rarneyd AMISON oo ku gubatay Baladweyne+Sawirro

Next Post

Ra’isulwasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro

Next Post
Ra’isulwasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro

Ra’isulwasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
0

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta.   War...

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐮 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐞 𝐊𝐚 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐮 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐞 𝐊𝐚 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐚𝐡

September 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In