Ku Simaha Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Wasiirka Cadaalada mudane C/llaahi Axmed Jaamac Ilkajiir iyo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Dalka mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa hambalyo u...
Read moreMudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa cod u qaadey Moshinkii laga keenay golaha wakiillada maamulka Jubaland, waxeyna go'aamiyeen in uusan...
Read moreMogadishu, 06 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreMunaasabad lagu dhiiragelinayey Ardayda Soomaaliyeed ee dhammeysay Dusgiyada Waxbarasho ee dalka Finland ayaa lagu qabtay xarunta dhallinyarada dalkaasi Munaasabaddaas ayaa waxaa ka qaybgalay Xubno ka socday Barlamaanka dalka Finland, Xildhibaan...
Read moreXafladda ayaa waxaa soo qaban qaabiyay hay’add lagu Magacaabo Hersare Organization,iyadoo Dhakhaatiirta loo aqoonsaday iney yihiin kuwo dadka wax u qabtay shaqaadooyin lagu guddoonsiinayay. Xubnaha ugu cad-cad ee shahaado sharafta...
Read moreDowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay ay ka go’antahay Doorashooyin Soomaaliya ka dhaca, 2016'ka laakiin lagama-maarmaan ay tahay in deeq-bixiyayaasha ay soo Dadajiyaan mashruucyadii lagu heshiiyay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha...
Read moreMudanayaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in ay go’aan ka gaaraan Mooshinka la xiriira Golaha wakiillada maamulka KMG Jubaland, Xildhibaan Maxamed Cumar...
Read moreKulanka oo ay isugu yimaadeen, Qaar ka mid ah isimada, ugaasyada iyo Duubabka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay arrimo ay ka midyihiin colaadda ka taagan qaar ka mid ah gobollada dalka,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho