Tababarkan oo soconayey mudo 3 maalmood ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Bangiga aduunka, waxaana lagu falanqeynayey sidii loo meel marin laha hindise sharciyeedka isgaarsiinta dalka oo haatan horyaala baarlamaanka Soomaaliya....
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wefdi uu hogaaminayo, ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga qeybgalay Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Uganda. Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga...
Read moreMuqdisho, 03, June, 2015…..Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirahid Cali Sharmarek, waxaana shirka looga hadlay Amniga,...
Read moreWasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxmed Cabdi Xayir "Maareeye" oo uu wehliyo wasiirudowlaha wasaradda arrimaha gudaha ayaa maanta hoygiisa ku boqday Abwaanka Maxmuud C/llahi "Sangub" oo dhawaanahaan la xanuunsanayay dhanka aragga. Ujeeddada...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga qeybgalay Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka...
Read moreMudanayaal ka tirsan baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqaday dad ku dhaawacmay dagaal dhexmaray ciidamada Liyuu boolis iyo dad shacab ah kuwaasoo la keenay cisitaalka Banaadir. Xildhibaanada haweenka ah ee...
Read moreDeeq raashiin ah ayaa maanta loo qeybiyay Dadka danyarta ah ee ku tabaaleesan gudaha Magaalada Kismaayo gaar ahaan dadkii uu saameeyay roobabkii dhawaan ka da'ay magaalada kismaayo ee barakacayaasha ahaa ayaa waaxaa deeqdaasi...
Read moreGuddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho kaga hadlay arrimo la xiriira dar-dar gelinta howlaha baarlamaanka, Ajandayaasha toddobaadka soo socda iyo arrimo kale....
Read moreHalka uu ka socdo(Johannesburg) shirka dhaqaalaha adduunka (World Economic Forum), ayaa shirkadda MasterCard waxa ay kaga dhawaaqday iskaashiga dhex maray iyada iyo bankiga Soomalyeed ee Premier, taas oo ka dhigaysa MasterCard...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho