Walaalaha Turkiga oo Afuriyay Qoysas Danyar ah
Afurinta dadkaas waxaa sameeyay Hay'adda NILE ee Walaalaha Turkiga iyaga oo maalin walba afuriya Shan boqol oo Qoys taas oo ka dhigaysa in walaalaha turkiga ay yihiin dad isku taagay inay...
Read moreAfurinta dadkaas waxaa sameeyay Hay'adda NILE ee Walaalaha Turkiga iyaga oo maalin walba afuriya Shan boqol oo Qoys taas oo ka dhigaysa in walaalaha turkiga ay yihiin dad isku taagay inay...
Read moreGuddoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Xuska Todobaadka Xoriyadda ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay ka qayb qaataan xuska maalmaha qiimaha...
Read moreKooxo burcad koonfur afrikaan ah ayaa magaalada Cape Town ee dalkaas ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ku sugnaa goob ganacsi uu ka shaqeynayey. Kooxaha ayaa weerar ku soo qaaday xarun...
Read moreKulan loogu mahadcelinayey dadkii ka qeyb qaatay dhismaha xarunta dowladda hoose ee Xammar ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Kulanka oo ka dhacay xarunta Dowladda Hoose ee Xammar ayaa waxaa ka qayb...
Read moreRa’iisulwasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyey socdaal gaaban uu ku tagay Magaalada Kismaayo halkaas uu kulamo kula soo yeeshay Madaxda Maamulka KMG ah ee Jubbaland. Mudane Cumar Cabdirashiid Cali...
Read moreMadaxweynaha dalka Ciraaq Fu’aad Macsuum ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga safiirnimo ka guddoomey Safiirka Cusub ee Soomaaliya u magacowdey dalka Ciraaq Marwo Amb. Khadija Maxamed Almakhzoumi oo fadhigeedu noqon doono dalkaasi Ciraaq. Sidoo...
Read moreCiidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan hay'ada sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu soo waramayaa in xalay ay weerar la qorsheeyay ku qaadeen...
Read moreMagaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka socda qaban qaabo xoogan oo loogu diyaar garoobayo soo dhaweynta gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hugaaminayo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho