War Deg Deg ah:Ciidamada Xoogga Dalka Oo la Wareegay Tooratooroow.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Xalay weerar ku qaaday Deegaanka lagu magacaabo Tooratoorow oo hoostaga gobalka Shabeelaha Hoose halkaas oo ay hore dadka ugu dhibaateyn jireen maleeshiyaadka Ururka Gummaadka Umadda...
Read more











