Ciidamada amaanka oo howlgalo ka sameeyay degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley
Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta baaritaano ay ka sameyeen degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley iyadoo ay la socdaan saraakiishooda iyo gudoomiyayaasha degmooyinkaasi. Ciidamada ayaa guri guri u...
Read more











