Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM inay wax ka bedelaan qaab baariseedka ah isticmaalka eeyaha ee ka dhanka ah Qalabka shaqo ee shaqaalaha Warbaahinta marka ay...
Read moreWafdi uu horkacayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma arke oo uu wehliyo wasiirka arrimaha dibada Iyo dhiirigelinta maalgashiga Cabdi Salaan Hadliye Cumar ayaa gaaray wadanka Qatar magaalada caasimada...
Read moreSida ballantu aheyd waxaa maanta guddiyada Baarlamaanka ay horey usii dhaqaajiyeen su'aallo weeydiinta iyo ka baaraan degidda qorshayaasha laga doonayo Wasaarradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaana maanta la qaabilay ilaa lix...
Read moreMuqdisho, Sabti 09 May 2015 : Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan guusha Xisbiga Conservative uu ka soo hoyey doorashada Britain...
Read moreMagaalada Nairobi ayaa waxaa lagu qabtay barnaamij lagu soo bandhigayay Dhaqanka Soomaaliyeed oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Aqoonyahano,iyo marti sharaf kale, waxaana barnaamijkaasi soo qaban...
Read moreBarnaamijka dhacdooyinka maanta ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta jimcaha mooyee, waxa uu xambaarsanyahay wareysiyo iyo warbixino xiiso badan ee halkan hoose ka dhageyso
Read moreMarwada Madaxweynaha Dalka ayaa Deeq Lacag ah oo ay soo dhiibeen Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Denmarka Ku Wareejisay Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo deeqdaasi lacagta ah wax looga qaban doono...
Read moreKulankani maanta uu Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa ay la qaateen guddiga arrimaha gudaha ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku saabsanaa xogwereysi ku aadan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho