Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh “Sannadkaan iyo kuwa dambe waxaa muhiimadda la saarayaa soo kabashada Dhaqaalaha dalka”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh “Sannadkaan iyo kuwa dambe waxaa muhiimadda la saarayaa soo kabashada Dhaqaalaha dalka”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in sannadkan uu yahay sannadka soo kabashada Dhaqaalaha Soomaaliya dowladduna ay ka  go’antahay kor u qaadista dhaqaalaha dalka.

Madaxweyne xasan sheekh  ayaa yiri

Related posts

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026

“Sannadka 2015 iyo wixii ka dambeeya waxaa muhiimadda la saarayaa soo kabashada Dhaqaalaha,  dhaqaalaha ma soo kaban karo haddii aanan jirin hay’adihii dhaqaalahaas sharciyeynayay maamulayay ka shaqaynayay  oo nidaaminayay, Bankiyadu waa ka mid, bankiga dhexe waa uu sii xoogaysanayaan, shaqada ay hayaan wasaaradda maaliyadda maalinba maalinta ka dambeysa wuu soo xoogaysanayaa, lacagta bankiyada ay qabanayaan maahan in ay meel iska dhigtaan waa in dalka lagu maalgeliyo , hantida ganacsatada ee dhinaca dibadda ay geliyeen waa in dalka ay dib ugu soo celiyaan intooda badan”

Dhinaca kale Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa in taa raaciyay in haddii uu dhaqaalaha dalka uu soo kabmo dadka Soomaaliyeed ay ka caawinayso in qaarbadan oo ka mid ah shaqooyin noloshooda ay ku maareeyaan ay helaan,

Marka laga tago hadalka Madaxweyne Xasan sheekh ayaa Xaaladda dhaqaale ee dalka waxa uu  umuuqdaa mid soo kabanaya taasi oo kuu kuujinaysa in dadka Soomaaliyeed oo kaashanaya dowladdooda ay isku taageen inay dib u soo nooleeyaaan Awoodda dhaqaale ee dalkeenu leeyahay.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Barlamaanka Soomaaliya oo u coddayndoona meelmarinta Golaha wakiillada maamulka KMG’ka jubba

Next Post
Barlamaanka Soomaaliya oo u coddayndoona meelmarinta Golaha wakiillada maamulka KMG’ka jubba

Barlamaanka Soomaaliya oo u coddayndoona meelmarinta Golaha wakiillada maamulka KMG’ka jubba

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In