alla ha u naxariistee Abwaan Maxamed Cumar Nuur Nidaamiye oo ka mid ahaa bahda fanka Soomaaliyeed mudo dheerna ku jiray howlaha fanka ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaala caasimada...
Read morealla ha u naxariistee abwaan Nidaamiye oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed mudo dheerna ka howl galayay warbaahinta qaranka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw oo maanta waxaa uu ku geeriyooday isbitaalka...
Read moreShirkaas wasiirada caafimaadka wadamada Jaamacada Carabta ugu soo gabagaboobay dalka Masar ayaa waxaa Soomaaliya uga qayb galay wasiirka caafimaadka xukuumada Soomaaliya marwo Xaawo Xasan Maxamed labo maalin oo uu socday...
Read moreGurayXaaji Xasan milkilaha hotelka Maka Al-mukarama oo ay wajigiisa ka muuqato farxad ayaa sheegay in uusan wax niyada jab ah ku keeni dooni qaraxyada maleyishaadka UGUS magaaladda Muqdisho ka geystaan...
Read moreIsu soo baxaan ay maanta sameeeyeen bulshada degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ahaa mid uu maamulka degmadaasi soo abaabulay ulajeedkiisuna ahaa in nadaafada degmada ay iska kaashadaan...
Read moreMunaasabadaani oo lagu taageerayey Ifraax Macallin Axmed oo u taagan billadda xuquuqda haweenka Africa iyadoo ka wakiil ah haweenka’ Soomaliyeed ayaa waxaa kasoo qeyb galay mas'uuliyiin katirsan labada Gole ee...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxmuud oo warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrimo badan oo haatan dalka ka tagan sida siyaasada dowladda ee qorshaha hiigsiga 2016...
Read moreSii hayaha wasiirka beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kormeeerkaan uu ku tagay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe waxaa ku wehlinayay mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ,agaasimaha guud ee wasaarada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho