Tilmaamaha Kooxaha Xag-jirka ah-DHAGYSO
Xag-jirmiada waxaa lagu qeexaa in uu qofku ama kooxdu ka baxdo waxa ay dadku isku raacsan yihiin ee saxda loo wada arko, kuna adkeysto khaladkiisa. Xagjirimadu waa wax aan ku...
Read moreXag-jirmiada waxaa lagu qeexaa in uu qofku ama kooxdu ka baxdo waxa ay dadku isku raacsan yihiin ee saxda loo wada arko, kuna adkeysto khaladkiisa. Xagjirimadu waa wax aan ku...
Read moreCiidamada Boliiska Soomaaliyeed ee ka howlgala magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa fariisimo cusub ka sameystay xaafada ka mid ah magaaladaasi si ay u sii xoojiyaan howlaha baaxada leh...
Read moreWaxaa si habsami leh ugu socda magaalada Jowhar ee Caasimada Gobolka Shabeellada Dhexe Barnaamij Sare loogu Qaadayay is-dhex-galka Bulshada iyo bilic ku soo celinta magaaladaasi oo ay hormuud ka yihiin...
Read moreDekadda magaalada Boosaaso waxaa ku soo xiratay doon waday qaxooti badan oo Soomaaliyeed, oo ka soo cararay dagaalada ka socda dalka Yemen, iyagoo ay ka muuqato dhibaatooyin xaga nolosha ah....
Read moreWaxaa qoray: Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar "Al-Caddaala" Soomaaliya muddo dheer oo ay ku jirtay daganaasho la’an siyaasadeed oo keentay amni darro sababtay Baahi, Qax iyo daryeel-xumo, maadaama ay meesha ka maqnaayeen...
Read moreMashruuc shaqo lagu siinayo gabdhaha ka qalin jebiyay jaamacadaha ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho. Mashruucan oo ay iska kaashanayaan Hay’adda Iftin Foundation, Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed iyo Dalladda Jaamacadaha Soomaaliyeed...
Read moreMuqdisho, 13 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa kula kulmey dhalinyaro iyo aqoonyahanno, si uu u dhegeysto fikradahooda ku aaddan qaabka ugu habboon ee...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho