Dood cilmiyeed looga hadlayay adeegsiga argagixisada ee baraha xiriirka bulshada oo lagu qabtay Muqdisho
Dood cilmiyeed looga hadlayay saameynta ay argagixisadu ku leedahay adeegsiga baraha bulshada ay ku xiriiraan ee Internetka iyo sida looga hortagi karo ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Dood cilmiyeedka ayaa...
Read more










