Bulshada ku dhaqan magaalada Dhuusa Mareeeb Ee Xarunta Gobolka galgaduud ayaa waxaa ay si diiran u soo dhaweeyeen booqashadii uu Madaxweynaha Jmahuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Md Xasan Sheikh Maxamuud...
Read morekulankaan oo ahaa mid wada tashi ah ayaa waxaa Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana uu ujeedkiisu ahaa sidii ay wada shaqeyn dhaw u yeelan lahaayeen Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir...
Read moreSafiirka dowladda turkiga ee Somalia mudane Olgan Baker ayaa manta booqasho ku tegay xarunta wayn ee jaamacadda SIMAD. Safiirka oo hadal u jeediyay qaar ka mid ah ardayda jaamacadda SIMAD ayaa...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta inta uusan u amba-bixin magaalada Dhuusamareeb, waxa uu garoonka Muqdisho ku sii sagootiyey qaar ka mid ah dhaawacyada ku waxyeeloobay...
Read moreDiyaarad nooca airbus-ka ah, oo ay saaran yihiin boqol iyo afartan iyo sideed qof (248) ayaa ku burburtay buuraha Alps ee dalka Faransiiska. Diyaaradda ayaa waxaa adeegsanayay shirkadda Jarmalka ah...
Read more24 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud ayaa bilaabey kulamo gooni gooni ah oo u la...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho