Barnaamijka kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay habka loo xalliyo dacwadaha dhulalka gobolka Banaadir (Dhageyso+Sawirro)
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka Maalinta Jimcaha ayaa waxaa marti ku ahaa Jimcahan gudoomiyaha guddi maamulka gobolka Banaadir uu u xilsaaray xallinta dacwadaha dhulalka si cadaalad loogu...
Read more










