Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa cambaareysay fal xasuuq ah oo ay maleeshiyada Shabaab ka geysteen degaanno ku yaalla Gobollada Gedo iyo Shabaalaha Hoose, halkaasi oo ay ku laayeen qoysas Soomaaliyeed. Sheekh...
Read moreKooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Estadio Santiago Bernabeu 2-0 uga badisay kooxda Levante. Ciyaaryahan Gareth Bale ayaa qeybtii hore ee ciyaarta labada gool u kaa dhaliyay kooxda Real Madrid. Kooxda...
Read moreMaleeshiyaadka kooxda Shabaab ayaa tuulo hoos timaada waxa ay dileen guddoomiyaha Tuulada iyo qoyskiisa, kaddib markii shan ka mid ah kooxda Shabaab oo si dhuumaaleyso ah u tegay tuulada ay...
Read moreBarnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan.
Read moreKooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford 3-0 uga badisay kooxda Tottenham Hotspur. Kooxda Manchester United ayaa qeybtii hore ee ciyaarta dhalisay sedaxda gool,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah...
Read more15 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Masar Abdel Fattah Al-Sisi....
Read moreKooxda Chelsea ayaa ka faa’ideysan waaysay guul darradii ay xalay la soo gudboonaatay kooxda Manchester City,waxana garoonkeeda Stamford Bridge barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Southampton. Kooxda Chelsea ayaa goolka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho