Everton iyo Roma oo ka Haray Koobka Europa League-ga “Sawirro”
Kooxda Dynamo Kyiv ayaa garoonkeeda 5-2 uga badisay kooxda Everton oo ka socotay dalka ingiriiska. Kooxda Dynamo Kyiv ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 21-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan...
Read more











