Wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Aadan Dhuubow ayaa guddoonsiiyay koobab iyo abaal marino kooxihii kaalmaha hore ka galay tartan kubadda cagta ah oo ay soo...
Read moreBandhigani oo sanadkiiba mar lagu qabto Machadka Sare ee Voksenopplæring oo ku yaala Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Dalka Norwey ayaa waxaa ka qeybgalay in ka badan 400 Arday oo ka...
Read moreCiidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa midowga Africa ee AMISOM ayaa kaabiga ku haya degmada bula burde ee gobolka Hiiraan, iyagoo galbinaya raashin gar gaar oo maamulka gobolka Hiiraan...
Read moreErgeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka AMISOM, Ambassador Dr. Maman S. Sidikou, oo ay wahliyaan Howlwadeeno ka tirsan xafiiska howlgalka AMISOM iyo Madaxa Xafiiska...
Read moreMunaasabadani lagu daah furayay xarun loogu talogalay inay dagaan Ergada shirka maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud oo maanta lagu qabtay isla xarunraasi ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas'uuliyiin ka...
Read moreWaxaa goor dhow lagu dhawaaqay isku aadka quarter finalka koobka UEFA Europa League-ga ayaa goor dhow lagu dhawaaqay. Kooxaha u soo baxay quarer finalka koobka UEFA Europa League-ga ayaa waxa...
Read moreBoliiska deegaanka Lari ayaa xabsiga u taxaabay 7 ruux oo Soomaali ah kuwaas oo lagu eedeeyay in ay si sharci daro ah ku soo galeen dalka Kenya sida ay warbaahinta...
Read moreIsku aadka quarter finalka koobka Champions League-ga ayaa goor dhow lagu dhawaaqay, Kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid oo ka wada dhisan caasimada dalka Spain ee Madrid,islamarkaana sanadkii hore wada...
Read moreBarnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka Maalinta Jimcaha ayaa waxaa marti ku ahaa Jimcahan gudoomiyaha guddi maamulka gobolka Banaadir uu u xilsaaray xallinta dacwadaha dhulalka si cadaalad loogu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho