Manchester City oo Xasuuqday Newcastle United,Una Soo Dhawaatay Chelsea “SAWIRRO”
Kooxda Manchester City ayaa garoonkeedq Etihad Stadium ku xasuuqda oo 5-0 uga badisay kooxda Newcastle United,waxana ay shan dhibcood u soo jirsatay kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska. Ciyaaryahan Sergio...
Read more











