Marwo Sahra Cumar oo deeq gaarsiisay Ciidankii ku naafoobay difaaca Qaranka” SAWIRO”
Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta Deeq iskugu jirta macaawino gaarsiisay Ciidankii Soomaaliyeed ee ku naafoobay Difaacidda Qarankeena Soomaaliya oo muddo ku dhibaataysanaa Gudaha Magaaladan Muqdisho. Marwada...
Read more











