Kobcinta dhaqaalaha caasimadda oo laga shiray “SAWIRRO”
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka ayaa maanta furay kulan looga hadlayay kobcinta dhaqaalaha caasimadda, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho. Kulan oo ay ka...
Read more











