Xulka Ivory Coast oo u Soo Baxay Semi-finalka Koobka Qaramada Afrika “SAWIRRO”
Xulka Ivory Coast ayaa u soo baxay Semi-finalka koobka qaramada Afrika,ka dib markii uu 3-1 uga badiyay xulka Aljeriya. Xulka Ivory Coast ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 26-aad ee...
Read more











