Muqdisho, Januari 22, 2015....Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee kooxda Al-shabaab ku qaaday maanta Hotel SYL,...
Read moreMarkii ugu horeeysay dugsiyada magaalada Gaalkacyo ayaa ka faa'ideysan doona tababar la xiriira barashada sharciyada kubadda gacanta ee loo yaqaano Kolayga,waxaana la sheegay inuu socon doono muddo saddex maalin ah....
Read moreHalkan hoose ka dhageyso ama ka daawo hadalkii madaxweyne Xasan Sheekh uu galabta ka jeediyay hotelka SYL. https://www.youtube.com/watch?v=JUEVNkPDrd8
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Galabta waxaa uu Kormeer ku tagay Hotelka SYL Ee Magaalada Muqdisho oo maanta ay kooxda Argagixisada ah Ee Al...
Read moreGaari ay waxyaabaha qarxa ka soo buuxisay Kooxda Argagixisada ah Ee Al shabaab ayaa maanta waxaa ay ku qarxisay wadada maka al mukarama Agagaarka Hotelka SYL halkaas oo khasaare dhimasho...
Read moreSiihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo maalgeshiga ee Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa markii uu ka soo degay garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan...
Read moreMuqdisho, January 22, 2015.....Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ahaa ee xubnaha golaha Wasiirrada, waxana kulanka looga hadlay Amniga...
Read more22 January 2015, Mogadishu: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu beri dalka ku soo dhoweeyo Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan. Socdaalkan ayaa noqonayaa...
Read moreAfhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Qaasim Axmed Rooble oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ugu baaqay ganacsatada ku ganacsada hareeraha wadooyinka in ay tixgaliyaan islamarkaana ay u dhaga nuglaadaan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho