Shir balaaran oo looga hadlaya xulitaanka xildhibaanada baarlamanka maamulka Jubba ayaa lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wufuud ka socota dowladda Dhexe iyo...
Read moreHoos u dhac ayaa ku yimad qiimaha la kala siisto xoolaha nool gaar ahaan Ariga suuqa degmada Caabudwaaq ee Gobalka galguud. Wariye Cabdukariin Axmed Bulxan ayaa ku soo warramaya in...
Read moreBarnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah barnaamijyada maalinlaha ah ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa lagu soo kordhiyay Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed SNTV. Caawa oo ay taariikhdu tahay 20 January,...
Read moreHay’adda ILO ayaa in ka badan 50 qof oo ku nool magaalada Gaalkacyo baray farsoomiyinka gacanta si ay noloshooda ugu maareeyaan. Xaflad lagu guddoonsiinayay Shahaaddooyin dadkaan oo ka kooban rag...
Read moreXaflad lagu maamuusayay dhalshada Nabiga NNKH ayaa lagu qabtay magaaladda Guriceel ee gobalka galgaduud aydoo ay ka qeyb galeen maamulka degmada iyo saraakiisha Ciidamada dowladda. Guddoomiyaha degmada Guriceel Cismaan Ciise...
Read moreDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guddi u saartay qaban qaabada xuska 21ka Janaayo oo ku beegan 42 guuradii kasoo wareegtay markii la qoray Farta Soomaaliga 1973-dii. Maalinta berri ah ayay ku...
Read moreCiyaartoyda Qaranka Jaaliyadda Soomsaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa iyagu Guul Taariikhi ah Ka keenay koobka Jaaliyadaha oo ay soo agaasintay Wasaarada Dhalinyarada iyo Isboortiga Dalka Suudaan, Waxana Finalka isugu yimid...
Read moreWaxagarad iyo aqoonyahano Ka tirsan Jaaliyada Norwey oo Baaq u jeediyey Beelo Walaalo ah oo diri ku dhexmartey deegaanka saaxo waxaana ay ka codsadeen in ay joojiyaan dagaalada oo ay...
Read moreXulka Algeriya ayaa caawo 3-1 uga badiyay xulka South Afrika oo ay ku wada jiraan Group-ka geerida ee C. Xulka South Afrika ayaa goolka la hor maray,waxana bilowgii qeybtii labaad...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho