Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeysay geerida wasiirkii Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, gudoomiyaha baarlamanka Maxamed Sh. Cusman Jawaari, iyo R/wasaaraha dalka mudane Cumar C./rashiid ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee si...
Read more











