Munaasabadaan lagu weynayay dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo ay ka qeyb galeen Sheekh Sayid Sheekh Aba Cali, Sheekh Xasan Sheekh Aadan Sheekh Xasan Basra iyo culimo kale oo aad u...
Read moreWafdigaani ka socday Midawga Afrika ee uu hogaaminayay Madaxa Golaha Amniga Midawga Afrika Ismaaciil Sharji ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku...
Read moreQarax ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay degmada Sultanahmet oo ka tirsan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa lagu soo waramayaa iney ku geeriyoodeen Labo qofood oo u dhashay dalkaasi....
Read moreMaamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed, Soomaaliya ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo u xilsaaran amniga gobollada maamulkaasi. Kulan golaha wasiirrada ee maamulkaasi ay shalay ku yeesheen magaalada Baydhabo ayaa...
Read moreMaamulka degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa kulan looga hadlayay ammaanka la qaatay taliyayaasha saldhigyada, saraakiisha golaha deegaanka iyo madaxda xaafadaha degmadaasi. Kulanka ayaa diirradda lagu saaray sidii la isaga...
Read moreMaamulka degmada Kurtunwaareey ee gobolka Sh/Hoose ayaa wada qorshe uu dib ugu soo nooleeynayo adeegyadii bulshada. Gudoomiyaha degmadaasi C/raxman Sabtow Daahir oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dadka...
Read moreGuddiga farsamada dib u habeynta shaqaalaha maamulka Puntland ayaa bilaabay diiwaan gelinta shaqaalaha. Guddigan oo uu dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulkaasi ayaa bilaabay diiwaan gelinta shaqaalaha rayidka ah ee maamulkaasi, iyagoo...
Read moreMunaasabadaan ayaa waxaa ay aheyd mid isugu jirtay dhiirigelin iyo baraarujin loo sameynayay arday Soomaali ah oo ka qalin jabisay Dugsiyada sare ee magaalada Cape Town, waxaana soo agaasimayay ururka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho