Munaasabad lagu soo bandhigayay xaafad cusub oo lagu magacdaray Daaru Salaam City oo ganacsato Soomaaliyeed ay ka hirgelinayaan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Dhismaha xaafadan...
Read moreKulan looga hadlayey sidii loo xoojin lahaa dib u heshiisiin bulshada ku dhaqan Gobalada Mudug iyo Galgaduud oo ay ka qeyb galeen siyaasiyiin, waxgarad, qaar ka mid ah musharaxiinta u...
Read moreKulan looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka oo ay ka qeyb galeen Guddoomiyeyaasha ururada haweenka ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolkaasi. Kulankan oo ay...
Read moreSaraakiisha Midowga Africa ee AMISOM ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiiyay cisbitaalka magaalada Baledweyne ee xarunta Gobalka Hiiran si wax loogu qabto bukaanada ku jira cisbitaalka. Munaasabad kooban oo lagu...
Read moreTaliska ciidanka booliska Soomaaliyed ee deeganka Xeraale ee gobalka Galgaduud ayaa ka warbixiyay sida ay u shaqeeyaan iyo baahiyaha ka jirta deegaanka. Maxamed Cali Maxamed Taliyaha booliska deegaanka xeraala oo...
Read moreMudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo ah Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb galay xaflad is dhexgalka bulshada oo ka dhacday degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho....
Read moreWaxgarad iyo Siyaasiyiin ka socda woqooyiga gobolka Mudug oo ku sugan degmada Cadaado ayaa sheegay in ay ka qayb galayaan shirka maamulka loogu samaynayo gobollada Mudug iyo Gal-gaduud. Xubnahan oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho