Kooxda Chelsea oo Badisay iyo Manchester City oo Bareejo Lagu Celiyay “SAWIRRO”
Kooxda Chelsea ayaa labo dhibcood ku qabatay hogaanka horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga,ka dib markii ay garoonkeeda Stamford Bridge 2-0 uga badisay kooxda Newcastle United. Kooxda Chelsea ayaa goolka la...
Read more










