Shirweyne dib loogu u eegayo Qorshayaasha Puntland sanadaha 2014-2015 oo maanta ka furmay Garoowe”sawiro”
Shirkaan waxaa goob joog ahaa Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, dhammaan wasiirada iyo agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Puntland iyo sidoo kale madaxda hay'addaha kale ee maamulka. Madaxweynaha maamulka...
Read more

