Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta daah furay olalaha dariseynta degmooyinka Gobolka Benaadir, iyadoo isla maanta uu ka bilowday degmada Waaberi. Munaasabad lagu daah furayay howlaha dariseynta degmooyinka Gobolka...
Read moreMunaasabad loogu dabaal degayay sanad guurada labaad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Machadka Waxbarashada Horseed, isla markaana shahaaadooyin lagu guddoonsiiyay ardayda dhameysatay barashada cilmiga saxaafadda ayaa lagu...
Read moreGaldogob. Munaasabadaani oo ay soo abaabushay Mu’assasada AlMinhaaj ayaa waxaa kasoo qayb galay Maamulka Degmada, Culumada, Golaha Guurtida, Waxgaradka, Ardayda, Haweenka iyo qaybaha kale ee bulshada Magaalada. Munaasabada oo Hadalo...
Read moreXaaladda degmada Dhuusamareeb ayaa saaka deggan kadib markii shalay uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo malleeshiyaad hubeysan. Dadka ku nool degmadaasi ayaa xalay ku seexday sakana...
Read moreWasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay ineey dar dar gelineyso howsha maamul u sameynta gobollada dhexe ee dalka gaar ahaan Mudug iyo Galgaduud. Sii hayaha xilka wasaaradaasi...
Read moreCiidanka booliiska oo howlgal dad lagu soo qab qabtay xalay ka sameeyay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Habeenkii xalay ayaa ciidamada booliisku waxa ay baaritaan ku ekeeyeen degmada Xamar weyne,...
Read moreBarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu fadhi ku yeesho xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Hanti dhowrka ayaa la filayaa ineey...
Read moreHowlagalkaan ay ciidamada booliska soomaaliyeed ka wadaan magaalada muqdishu ayaa waxa uu iminka ka soconayaa Degmada X.weyne ee gobalka Banaadir. Afhayeenka Ciidamnka booliska soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo Radio Muqdisho...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho