Sii hayaha wasiirka Difaaca oo ciidamo ka tirsan Xoogga kula hadlay Tiyeglow
Sii hayaha Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqdey degmada Tiyeglow ee gobolka Bakool, halkaas oo uu kula soo hadlay ciidammo ka tirsan Xoogga dalka...
Read more

