Waxaa magaalada Amsterdam ee dalka Netherlands ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Ciyaaraha Soomaalida ee HIRDA Amsterdam Futsal Tournament, kaasi oo sanadkiiba mar lagu qabto dalka Holland, iyadoona sanadkan lagu xusayo 10-sano...
Read moreGudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen”Muungaab’ ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib Safar shaqo uu ku tagay dalka Turkiga kaas kulamo gooni gooni...
Read moreBarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankooda 25-aad caadiga ee Kalfadhiga Shanaad ee Barlamaanka, waxaana kulankaasi Barlamaanka soo saaray Qaraar ku saabsan heshiiska ilaalinta Xaquuqda Carruurta ee Q.M ee ay barlamaanka Soomaaliya ansixiyeen,...
Read moreKulanka labaad ee aan caadiga aheyn ee Kalfadhiga Shannaad ee Barlamaanka Somaliya ee ay ku yeesheen xarunta golaha Shacabka ayaa ka koobnaa ayuu ajendihiisu ka koonbaa sided qodobo oo ay...
Read moreFadhiga Barlamaanka ee maanta ayaa waxaa lagu madlanaa in Ra'isul wasaaraha Soomaaliya uu Barlamaanka weydiisto in ay codka kalsoonida ah siiyaan waxaana kulanka Barlamaanka goobjoog ka ahaa Madaxweynha Soomaaliya Xasan...
Read moreR/wasaaraha magacaaban Cumar C/rashiid ayaa lagu wadaa in uu saaka hor tago Baarlamanka si uu mudanayaasha u weydiisto codka kalsoonida. Fadhiga baarlamanka ee maanta ayaa la filayaa in R/wasaaraha magacaaban...
Read moreKulan Xiisa Badan oo ka tirsan Horyaalka Dalkeena Somalia ayaa Waxaa Shalay isku arkay Labada Kooxood Ee Banaadir SC iyo Gaadiidka Waxaana Ciyartaas oo ahayd kulankii Afarad ay ku dhamaatay...
Read moreMadaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo dhawaan ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka lagu wado in loo dhiso Gobolada Mudug iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho